Somali Welcome

"Taking Culture Seriously" waa cilmi baaris soconeyso 5 sano ay iska kaashanayaan Jaamacdo kala duwan, beelaha Toronto iyo Gobolka Waterloo.

Ujeedada iskaashigani waa sidii looga kaalin lahaa bulsho oyinka kala duwan ee Canada ku nool dhinaca jirooyinka madax gala iyadoo la tixgalinayo dha qanko oda.

Barnaamikan waxaa maalgaliya "Social Sciences and Humanities Research Council of Canada (SSHRC) taasoo qeyb ka ah (Community University Research Alliance Program) iyo Ontario Trillium Foundation.